Tababar socon doona muddo sadex maalmood ah oo ay yeelanayaan mudanayaasha Golaha ee dhawaan ku soo biiray Golaha, aya wuxu si rasmi ah uga furmay Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeisa.

Tababarkan oo lagu barayo waajibaadka Xildhibaanadda iyo Awooda Golaha waxa bixinaya khabiir in badan ka shaqaynayay isla Golahan Guurtidda.

Add Your Comment