Xildhibaanadda Labadda aqal ee Guurtidda iyo Golaha Wakiiladda aya la iskugu yeedhay in ay kaso qayb galaan fadhi wada jira oo lagu ansixin doono degreetadda Xaaladda degdega ah ee Madaxweynuhu ku so rogay qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Sool.