Guddi ka socda Golaha guurtidda aya kormeer ku tagay Goboladda Galbeedka Somaliland, halkaasi oo ay ku dhufatay Duufaantii Sagar.

Xubnaha Guddigan kormeerka samaynaya waxat so indhaindhayn doonaan raadadkii ay ka tagtay duufaantaasi, waxayna la kulmi doonaan Bulshadda deegaankaas.