Shir-guddoonka Baarlamaanka Somaliland oo qaabiley wefti u hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Dalka Nigeria

War-Saxaafadeed:Shir-gudoonka Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiilada oo kulan la yeeshay Madaxweynihii Hore ee Dalka NIGERIA Hargeysa ( ) Axad 05 May 2019 Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Mudane Baashe Maxamed Faarax , Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Guurtida Mudane Siciid Jaamac Cali iyo Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada mudane Axmed-Yaasiin Sh Ali Ayaanle ayaa maanta kulan Xarunta Golaha Wakiilada…